SBS Somali - SBS Afsomali
Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka: Messi, Mbappé iyo Haaland oo gilgilay garoomada dalka Mareykanka artwork

Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka: Messi, Mbappé iyo Haaland oo gilgilay garoomada dalka Mareykanka

SBS Somali - SBS Afsomali
05:32
Play episode

Show notes

Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka ayaa la dhigay taariikho cusub; Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee u safta lix Koob oo Adduunka ah isagoo dhaliyey saddexley, halka Kylian Mbappé iyo Erling Haaland ay min labo gool ku hoggaamiyeen guulo waaweyn oo ay gaareen xulalkoodu.

More from this show

More
Now Playing
Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka: Messi, Mbappé iyo Haaland oo gilgilay garoomada dalka Mareykanka — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music