SBS Somali - SBS Afsomali
Fayrasta khatarta ah ee shimbiraha oo laga helay gobol labaad iyo khubarada oo sheegtay in fursadda faafitaanku hooseyso artwork

Fayrasta khatarta ah ee shimbiraha oo laga helay gobol labaad iyo khubarada oo sheegtay in fursadda faafitaanku hooseyso

SBS Somali - SBS Afsomali
08:36
Play episode

Show notes

Fayrasta shimbiraha ee la yiraahdo H5N1 oo dilaa ah ayaa gaartay gobol-ka South Australia, iyadoo la xaqiijiyay in shimbir saddexaad oo nooca badda ahi ay qaadday cudurka, isla markaana laga cabsi qabo in kiisasku ku sii bataan gudaha dalka.

More from this show

More
Now Playing