SBS Somali - SBS Afsomali
Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah artwork

Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah

SBS Somali - SBS Afsomali
16:42
Play episode

Show notes

Waxaa aduunka laga xusay maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga ah. Waxaa aduunka oo dhan lagu fuliyaa falkan gabdho iyo haween gaaraya 23milyan. Waxaana lagu sheegaa in Soomaaliya tahay dalka ugu badan ee gabdhaha lagu sameeyo gudniinka iyadoo 98% gabdhaha lagu gudo.

More from this show

More
Now Playing
Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music