SBS Somali - SBS Afsomali
Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia artwork

Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia

SBS Somali - SBS Afsomali
09:28
Play episode

Show notes

Markii ugu horreysay muddo toban sano ah, waxaa gobolkan ay Australia ka mid tahay, ka jira xaaladda la yiraahdo El Niño aad u xooggan, waana markii ugu horreysay muddo toban sano ah oo xaalad sidan u xooggan la arko. Xilliyada Spring iyo Summer-ka ayaa la saadaalinayaa inay noqdaan kuwo intii ore ka kulul kana qallalan, isla-markaana ay halista dab-kaymeedyaduna badan karto.

More from this show

More
Now Playing
Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music