SBS Somali - SBS Afsomali
Duminta dabaqayda dadweynayna Melbourne iyo saameeyntooda dadka deggan artwork

Duminta dabaqayda dadweynayna Melbourne iyo saameeyntooda dadka deggan

SBS Somali - SBS Afsomali
17:07
Play episode

Show notes

Dowladda Victoria ayaa ku adkaysanaysa qorshaheeda ah inay dumiso dhammaan 44-ta dabaq (Towers) ee dadweynaha ee Melbourne, inkasta ay diidmooyinka dadweynaha iyo baarlamaankuba soo jeediyeen in la joojiyo duminta.

More from this show

More
Now Playing
Duminta dabaqayda dadweynayna Melbourne iyo saameeyntooda dadka deggan — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music