SBS Somali - SBS Afsomali
Dadka ku xiran xabsiyada ICE ee Maraykanka oo cuntada ka soomay iyo heerka is-dilkooda oo sarreeya artwork

Dadka ku xiran xabsiyada ICE ee Maraykanka oo cuntada ka soomay iyo heerka is-dilkooda oo sarreeya

SBS Somali - SBS Afsomali
08:41
Play episode

Show notes

Warbixintani gaarka ah ee SBS Soomaali waxay daaha ka qaadaysaa xaaladda naxdinta leh ee ka jirta xabsiyada dadka la masaafurinayo lagu hayo ee Mareykanka (ICE). Fashil dhinaca caafimaadka maskaxda ah iyo daryeel la'aan baa laga cabanayaa. Illaa toban qofna way is-dileen.

More from this show

More
Now Playing
Dadka ku xiran xabsiyada ICE ee Maraykanka oo cuntada ka soomay iyo heerka is-dilkooda oo sarreeya — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music