SBS Somali - SBS Afsomali
Murugada masiibadii xeebta Bondi Beach iyo bogsiinta artwork

Murugada masiibadii xeebta Bondi Beach iyo bogsiinta

SBS Somali - SBS Afsomali
11:19
Play episode

Show notes

Ka dib weerarkii naxdinta lahaa ee ka dhacay xeebta Bondi Beach, hay’adda New South Wales Health ayaa bilowday adeeg degdeg ah oo ku saabsan caafimaadka maskaxda. Dhakhaatiir iyo khubarada caafimaadka maskaxda oo si gaar ah loo tabo-baray ayaa laga hawl-geliyey xaafadaha Bondi iyo Coogee, iyaga oo shaqaynaya 8 subaxnimo ilaa 8 fiidnimo, maalmaha iyo toddobaadyada soo socda.

More from this show

More
Now Playing
Murugada masiibadii xeebta Bondi Beach iyo bogsiinta — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music