SBS Somali - SBS Afsomali
Dhiig-karka qarsoon sidee lagu ogaan karaa? artwork

Dhiig-karka qarsoon sidee lagu ogaan karaa?

SBS Somali - SBS Afsomali
05:47
Play episode

Show notes

Kumanyaal qof oo Australiyaan ah ayaa laga yaabaa, inay qabaan dhiig-kar. Haddii aynu si kale u dhignana, laga yaaba in cadaadiska dhiigoodu sarreeyo, iyaga oo aan ogeyn—inkastoo ay suurto galba tahay inay soo mareen baaritaan dhakhtar. Daraasad cusub ayaa muujisay, in habka hadda loo cabbiro cadaadiska dhiigga, ama dhiig-karku, uu mararka qaar noqdo mid aan sax ahayn.

More from this show

More
Now Playing
Dhiig-karka qarsoon sidee lagu ogaan karaa? — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music