SBS Somali - SBS Afsomali
Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050 artwork

Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050

SBS Somali - SBS Afsomali
09:15
Play episode

Show notes

Xisbiga National-ka ayaa si rasmi ah uga baxay taageerada siyaasadda Australia ee qorshaha net zero, waa dhimista qiiqa’e, sanadka 2050, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Canberra. Go’aankan ayaa dhalinaya khilaaf suurtagal ah oo dhexmara xisbiga Liberals, oo iyaguna dib u eegaya habka ay u wajahaan isbeddelka cimilada, kadib guuldarradii kasoo gaartey doorashadii Federalka ee lasoo dhaafay.

More from this show

More
Now Playing
Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music