SBS Somali - SBS Afsomali
Xirida farqiga nolosha bulshooyin Indijinooska iyo bulsho waynta Australia artwork

Xirida farqiga nolosha bulshooyin Indijinooska iyo bulsho waynta Australia

SBS Somali - SBS Afsomali
07:49
Play episode

Show notes

Australia waxay ka mid tahay dalalka aduunka dadku ugu cimri dheer yihiin. Celcelis ahaan qofka Australianka ah wuxuu gaaraa 83 sano. Laakiin dadka ka soo jeeda bulshooyinka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka cimrigoodu 8 sano ayuu la hooseeyaa shacabka intiisa kale.

More from this show

More
Now Playing