SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News - Warkii Soomaaliya ee Arbaca 03 November 2025 artwork

Somalia News - Warkii Soomaaliya ee Arbaca 03 November 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
10:09
Play episode

Show notes

Afartan iyo saddex (43) ka mid ah ururrada siyaasadda ee diiwaan gashan oo ka shiray habka loo wajahayo qabashada doorashooyinka. Xaruunta wasaaradda qorshaynta Soomaaliyana waxaa lagu qabtay shir looga hadlayey dardar gelina gurmadka abaaraha Soomaaliya ka jira.

More from this show

More
Now Playing
Somalia News - Warkii Soomaaliya ee Arbaca 03 November 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music