SBS Somali - SBS Afsomali
Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia artwork

Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia

SBS Somali - SBS Afsomali
07:33
Play episode

Show notes

Doorashadii dhowaan ka dhacday gobolka South Australia ayaa dhalisay dhibaato siyaasadeed oo heer federaal ah, ka dib markii uu xisbiga One Nation ka fara-maroojiyey xisbiga Liberal-ka, booskii mucaaradka rasmiga ah. Tani waa guushii ugu weynayd ee uu xisbigaasi gaaro muddo ku dhow 30 sano

More from this show

More
Now Playing
Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music