SBS Somali - SBS Afsomali
Spain oo 2-0 kaga adkaatay Faransiiska, una gudubtay finalka Koobka Adduunka artwork

Spain oo 2-0 kaga adkaatay Faransiiska, una gudubtay finalka Koobka Adduunka

SBS Somali - SBS Afsomali
05:39
Play episode

Show notes

Spain ayaa u gudubtay final-ka Koobka Adduunka ee FIFA kadib markii ay kulankii semi-finalka 2-0 ku garaacday Faransiiska. Guushaas ayaa soo afjartay rajadii Faransiiska ee hanashada koobkii saddexaad ee taariikhdeeda, iyadoo haatan isu diyaarinaysa ciyaarta kaalinta saddexaad ee Sabtida.

More from this show

More
Now Playing
Spain oo 2-0 kaga adkaatay Faransiiska, una gudubtay finalka Koobka Adduunka — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music