SBS Somali - SBS Afsomali
Ururka SABC oo shir u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee Victoria artwork

Ururka SABC oo shir u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee Victoria

SBS Somali - SBS Afsomali
10:09
Play episode

Show notes

Ururka SABC ayaa ganacsatada Victoria u qabtay shir ay sheegeen in ganacsatada lagu baraarujiyo, sidii ay ganacsigooda u horumarin lahaayeen, ha noqoto faham buuxa oo ay ka yeeshaan shuruudaha, sharciyada, xeerarka kale ee u yaalla ganacsiyada iyo iskaashiga.

More from this show

More
Now Playing
Ururka SABC oo shir u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee Victoria — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music