SBS Somali - SBS Afsomali
Autism-ku ragga uun u gaar ma aha artwork

Autism-ku ragga uun u gaar ma aha

SBS Somali - SBS Afsomali
10:12
Play episode

Show notes

Warbixintani waxay daaha ka qaadaysaa isbeddelka weyn ee ku yimid fahamka Autism-ka. Xaaladdan oo muddo dheer loo ogaa inay ku gaar tahay wiilasha iyo ragga oo kaliya, ayaa cilmi-baarisyo cusubi hadda caddaynayaan inay dumarkana ku dhacdo. Waxaannu falanqaynaynaa dhibaatada haweenka da'da weyn ku ogaada xaaladdooda iyo sida fahamkan cusubi uu noloshooda wax uga beddelay.

More from this show

More
Now Playing
Autism-ku ragga uun u gaar ma aha — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music