SBS Somali - SBS Afsomali
Booliska Brazil oo xasuuq lagu eedeeyey shirka COP-30 ka hor artwork

Booliska Brazil oo xasuuq lagu eedeeyey shirka COP-30 ka hor

SBS Somali - SBS Afsomali
09:20
Play episode

Show notes

Iyadoo uu shirweynaha cimilada ee qarammada midoobey todoobaad ka dib, ka bilaabmi doono dalka Brazil, ayaa booliiska Brazil, si lama filaan ah weerar ugu qaaday koox ka mid kuwa dembiyada abaabulan. Weerarkaas ayaa lagu sheegay inuu noqday kii booliska brazil ee ugu dhimashada badnaa. Wufuud kumanyaal ah ayaa la filayaa inay kasoo qayb galaan shirka.

More from this show

More
Now Playing
Booliska Brazil oo xasuuq lagu eedeeyey shirka COP-30 ka hor — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music