SBS Somali - SBS Afsomali
Australia, Weerarada mindiyaha iyo talaabooyinka xiga. artwork

Australia, Weerarada mindiyaha iyo talaabooyinka xiga.

SBS Somali - SBS Afsomali
08:13
Play episode

Show notes

Weerarada loo adeegsanayo mindiyaha ayaa Australia kusoo batay. Dareen kala duwan ayaa laga bixiyey, iyadoo uu sababay in ay Ausralia ka bilaabatay in la adkeeyo sharciyada ku aadan ka hortaga adeegsiga mindida. NSW ayaa la filayaa in waqti dhaw ay soo saarto sharci awooda badan siinaya bilayska si ay u hubsadaan ka hortaga adeegsida mindiyaha.

More from this show

More
Now Playing
Australia, Weerarada mindiyaha iyo talaabooyinka xiga. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music