
Podcast

Australia waxay leedahay jadwal talaal oo loogu talo galay in caruurta lagu talaalo iyadoo lagu xiro talaalka lacagaha dawladu siiso waalidka.

Wararka SBS Somali 23 October

Wararka Soomaaliya 23 October.

Jama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.

Waxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.

Wararka SBS Somali 22 October

Mukhtar Mohamed Sayid wuxuu u tartamay doorashadii madaxweyne ee 2022, haddana wuxuu isu diyaarinayaa tan 2026.

Wararka SBS Somali 18 Oct.

Wararka SBS Somali 17 October.

Waxaa Melbourne laga furay xarun ay ku kulmaan ragu, laguna wacyigaliyo arimaha caafimaadka ragga.

Wararka SBS Somali 16 October.

Waxaa Australia ku sii kordhaya Islam iyo Yuhuud nacaybka.

Wararka SBS Somali 15 October

Warbixin ku eedaysay Booliska Victoria inay wali wado beegsi midab ku salaysan.

Wararka SBS Somali 11 October

Wararka SBS Somali 10 October

Wararka SBS Somali 9 October

Ma doonaysaa inaad gurigaaga saarto muraayadaha koronatada laga dhaliyo (solar Panel)?

Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. P…

Waxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah,…
