
Podcast

Wararka SBS Somali 5 Sep 2025

Wararka SBS Somali 4 September 2025

Waxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay hay'ada Australia Refugee and Family reunification Inc. Hay'adan cusub ayaa caawindoonta qaxootiga iyo soogalootiga Soomaalida iyo Afri…

Wararka SBS Somali 3 September 20205

Ugaas Ahmed Nasir oo dhawaan booqday Dawlad Deegaanka Soomaalidda Ethiopia ayaa ka waramay wixii uu ku soo arkay.

Warkarkii ugu dambeeyeyey ee dalka iyo debeddiisa maanta Talaado ah.

Wasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo…

Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

Wararkii jimcaha ee Australia iyo caalamka

Wasiirka cusub ee dekedda iyo gaadiidka badda, Maxamed Cali Ameeriko ayaa wasiirkii hore kala wareegey xilka.

A forced marriage occurs when one or both individuals do not consent freely, often due to threats, coercion, deception, or if they are under 16 or those with mental incapacities. N…

Cadayada, agabka gacan-qabsiga loogu shaqeeyo (hand tools), qaboojiyeyaasha, makiinadaha dhaqidda weelka (dishwashers), dharka, iyo alaabooyinka nadaafadda haweenka ayaa ka mid ah…

Tirada dadka reer Australia ee la nool xasaasiyadda (allergy), ayaa labanlaabantay ku dhawaad 20 sano gudahood, sida lagu sheegay warbixin cusub oo baareysa khasaaraha dhaqaale iyo…

Booliska Victoria ayaa weli raadinaya ninkii lagu eedeeyey inuu dilay labo askari oo booliis ah. Dowladda Queensland oo ogaatey dad mushahar badan qaata qaarkoodna leeyihiin hanti…

Xubnihii mucaaradka ee ka baxay madasha samato-bixinta ayaa heshiis la gaarey xukuumadda m.weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Warbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda Australian Competition and Consumer Commission (ACCC) ayaa lagu sheegay in dadka Australian-ka ah ee soo sheegay in lacag laga khiyaameeyey…

Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo carruurta Autism-ka qabta lagaga weecinayo nidaalka NDIS iyadoo loo beddelayo nidaam cusub oo loo bixieyThriving Kids.

Ra'iisals wasaare Anthony Albanese, oo sheegay inay Iiraan amartay labo weerar oo Yuhuud neceyb oo lagu qaaday kaniisad yuhuuddu leedahay oo ku taalla Melbourne iyo warar kale.

Dowladda Labourka oo rabta inay ka dhabayso ballanqaadkeedii raqiisinta daawada hoos timaadda PBS. Dadka iibsanaya gurigooda koowaad oo shuruudihii laga khafiifiyey iyo hoggaamiyah…

Learn how to talk about cars and understand common Aussie car slang. - Baro sida looga hadlo baabuurkaaga. Faham erayo iyo weedho u gaar ah Australia (Ausy car slang)
